Direct to content
Ministry for Foreign Affairs of Finland

Finnish Government tightened its asylum policy - Embassy of Finland, Nairobi : Current Affairs

EMBASSY OF FINLAND, Nairobi

P.O. Box 30379
00100 Nairobi, Kenya
Tel. +254-(0)20-3750721-4
E-mail: sanomat.nai@formin.fi
English | Suomi | Svenska |  | 
Font_normalFont_bigger
 
News, 12/17/2015

Finnish Government tightened its asylum policy

The Government will tighten its asylum policy by introducing an action plan which includes a total of over 80 measures. The aim is to stem the uncontrolled influx of asylum seekers into Finland, to identify better than before those who are in genuine need of protection, to integrate efficiently those who have been granted asylum, and to bring asylum costs under control.

The key points of the action plan are: 

  • Finland will require from the EU member states proper management of the external borders and more effective registration of asylum seekers.
  • Finland will exert active influence via development cooperation and EU funds to improve the conditions in the countries of origin and transit.
  • Finland will grant residence permits to those needing protection always for a fixed term; before a permanent residence permit is granted, the situation in the country of origin will be reviewed; and when the security situation in that country improves, the residence permit will be cancelled.
  • Finland will tighten the family reunification criteria.
  • Finland will enhance the asylum procedure to ensure fast decision‐making and to curb reception costs.
  • Finland will re‐evaluate the security situation of Afghanistan. Subsidiary protection will no longer be granted to all those coming from South and East Afghanistan.
  • In the future, Finland will provide to asylum seekers essential reception services only.
  • The removal process will be speeded up concerning asylum seekers who have been given a negative decision and who are foreign national offenders.
  • Finland will examine a separate social security system for asylum seekers.

More information in English on the website of the Finnish Government 

 Dowlada Finland oo adkeysey siyaasada magangelyada

Dowlada Finland oo adkeysey siyaasada magangelyada tilaabooyin la gudboon, kuwaasoo ah in ka badan 80 tilaabooyin. Muhiimadduna waxay tahay sidii lagu joojin lahaa magangelyo codsadayaasha ugu soo qulqulaya sida xad-dhaafka Finland, loona baaro si ka wanaagsan sidii hore dhab ahaantii ruuxa magangelyada u baahan, in la xoojiyo sidoo kale kuwa magangelyada la siiyeyna u fuddudeynta la qabsiga iyo in la niddaamiyo kharashka magangelyada.  

Dulucda qorshuhuna wuxuu yahay: 

  • Finland waxay ugu baaqeysaa dowladaha Midowga Yurub xoojinta ilaalada xudduudaha iyo in si foojigana loo diiwaangeliyo magangelyo codsadayaasha.
  • Finland waxay ka qeybqaadanayaan  si hufnaan leh horumarinta iyo maalgelinta dhaqaale Midowga Yurub wanaajinta xaalada wadamada lasoo maro.
  • Waa lasiin sharci degenaansho badbaado ah intii waqti ah kuwa u baahan, iyadoo la xaqiijinayo xiliga uu ka dhacayo inta aan loo ogolaan shaciga degenaansha abadiyanka ah xaalada wadanka uu ka yimid haddii xaalada amniga wanaagsanaato waa laga ceshan sharciga degenaanshaha.
  • Finland waa la adkeeyey sharuudihii mideynta qoysaska.
  • Finland waa la dadajinayaa gaarista go’aamada codsiga magangelyada si loo sugo maareenta kharashaadka kaamamka.
  • Finland waxay dib u qiimeyneysaa xaalada amni ee Afgaanistan uomi. Heerka labaad ee badbaadada looma wada ogolaan doono dhammaan kuwa ka yimaada Koonfurta iyo Bariga Afgaanistan.
  •  Finland hadda wixii ka danbeeya adeegyada magangelyo codsadayaasha ay siinayso waa adeegyada aan la huri karin.
  • Kuwa la siiyey go’aanka diidmada ah iyo kuwa geysta faldenbi iyaga waxaa la dadajin sidii looga saari lahaa wadanka.
  • Finland waxay sidoo kale xaqiijineysaa isbedelka niddaamka ceyminta bulshada ee ajaaniibta

Faahfaahin dheeriya ingiriis

Print this page

Updated 12/17/2015


© Embassy of Finland, Nairobi | About this site | Contact information